Site icon Qaamuus

jawaabta

xoolayn
(m.f.dh)

eeg xoolee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoolayn

aglool [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Xoolaynta weel gocaya la xooleeyo. 2. Jaangooyada hore ee wax la dhisayo ama la samaynayo. 3. ld agloolid.

aglool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
1. Weel gocaya ah xoolayn. 2. Guri dhisid.

gocoyo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
G. ah: weel tolliinkiisii la ebyey oo aan weli la xoolayn. ld goco.

gucun [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-mmo, m.dh)
1. Duub yar oo caw, argeeg, qabo iwm oo weelasha la tolayo meerisyada kor iyo hoos laga mariyo. 2. Gas yar oo ku hara weelasha la tolo oo laga jaro inta aan la xoolayn. 3. Cad dun ah.

qabo [m.dh]
1. (bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto. 2. Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn. 3. Weel qabo ka samaysan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version