aabburan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay., -rantay, -rmi)Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aabburmay”.
aabburan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Dhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa aabburanyahay”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabburan ↴
aabburmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabburan aabburan
aabburnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabburan. aabburnaansho
laba'aabburan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la laba'aabburay ahaansho.
qalbac [m.l] (-cyo, m.dh)
Labada fuq ee isle'eg, xalleefsan, isku aabburan oo miruhu leeyihiin middood.
sati [m.l] (-iyo, m.dh)
Weel laba qalbac isugu aabburan oo la dhexgeliyo quliyaasha laguna qaado.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg