aadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2)ld aaddi. aaddi
Inaba caadi ma aha*
aad ugu bogid. ka helid . la yaabid Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aadi ↴
aad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Isku ?a. cayaar: isku beegnaan cayaar. 2. ld aadid. aadid
aad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Meel u socdaalid ama u kicid.
2. (f.mg) Ku a.: wax wax kale u dhigmid.
3. (f.mg) Ku ?a.: cunto cabid iwm cid ku filnaan.
4. (f.mg) Ku ?a.: wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid.
5. (f.mg) Ku ?a.: meel aadisteeda wax u adeegsasho. Tusaale: “Cali baabuur buu Kismaayo ku aaday”.
aaddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid meel ku toosin; ld aadi, aadsii. 2. Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid. 3. Ku aa.: wax
muuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Isku
aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid. aadi, aadsii
aaddin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aaddi. ld aadin, aadsiin. aadin, aadsiin
aadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aad³, ld aad¹. aad
aadimo [m.l]
1. (fiis.) Cabbir xariiqeedka laga
qaaday walax adke ah sida dhererka (l),
ballaca (b) ama joogga (h). 2. (fiis.)
“Addimaha Xaddiyada Fisikaad” waa habka
xaddiyada fisikaad looga soo dhirindhiriyo
xaddi saleedyada oo la saaro jibbaaro
habboon.
aadin [m.dh]
eeg aaddin aaddin
aadiraac [m.l]
Dhicinta uu neef markaas rimay dhiciyo; qubeys.
faadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faad. faad
aa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.
aa [mu.dhm.y]
1. ld Aad. 2. ld aydin.
aa [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu muujiyo xanuunka.