aanayn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg aanee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aanayn ↴
ammaanayn [m.f.dh]
eeg ammaanee.
bannaanayn [m.f.dh]
ld bannayn.
caanayn [m.f.dh]
eeg caanee.
dhabannaanayn [m.f.dh]
eeg dhabannaanee.
dhig [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Wax la siday meel saarid. 2. (f.g) Wax keydin. 3. (f.g) Qalin, teeb iwm wax ku qorid. 4. (f.g) Cid wax barid. 5. (f.mg) Ka dh.: wax meel saaran dejin. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax uu la cararayo ka ridid. 7. (f.mg) Ka dh.: cid jago u magacaabid. 8. Ka dh.: wax in uu yahay wax aan lugu hubin u qaadasho. 9. Kala dh.: wax kala saarid. 10. Sabab uga dh.: wax dhaca cid u aanayn.
eerso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
irmaanayn [m.f.dh]
eeg irmaanee. ld irmanin.
khayaanayn [m.f.dh]
eeg khayaanee. ld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.
khiyaanayn [m.dh]
ld khayaanayn.