Site icon Qaamuus

jawaabta

aargudasho
(m.dh)

eeg aargudo. ld aargudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aargudasho

aarbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.

aargudid [m.f.dh]
eeg aargud. ld aargudasho, aargudis.

hitee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
1. Cid ka aargudasho. 2. Qof ceeb ka rogid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version