aarnimo
(m.dh)Aar ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aarnimo ↴
jaarnimo [m.dh]
Jaar ahaansho.
abakaarnimo [m.dh]
Abakaar ahaansho.
afmiinshaarnimo [m.dh]
Afmiinshaar ahaansho. ld afmiishaarnimo.
afmiishaarnimo [m.dh]
ld afmiinshaarnimo.
aqyaarnimo [m.dh]
ld ikhyaarnimo.
baraarnimo [m.dh]
Baraar ahaansho (ido).
barbaarnimo [m.dh]
Barbaar ahaansho.
dharaarnimo [m.dh]
Maalinnimo.
doofaarnimo [m.dh]
1. Doofaar ahaansho. 2. Qof aad u dabci xun ahaansho. ld doonfaarnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg