aas
(m.l)1. Xabaalidda meydka; ld aasid. 2. Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo; himhiimow, cilcillow.
aas
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Wax dhulka ku xabaalid (dad dhintay); duugid.
Iskaashi*
Si wadajir ah u wada shaqeyn. Tusaale: "Hoggaamiyayaashu waxay ballanqaadeen inay iska kaashan doonaan soo afjaridda dagaalka sokeeye"
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Maaso*
Dabka ka kaca laba fiilo oo kala ah duwan (maynis iyo balaas) oo istaabtay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aas ↴
aal [m.dh.fk]
Aashay, -aa, -iis iwm: si aan degdeg iyo fudayd toona ku jirin; aayar, tartiib, qunyar. Tusaale. “Ciise aashiis buu hadlaa”. aayar, tartiib, qunyar
saabbilaash [m.l]
Saab weyn oo alaabta lagu rito. saab
yaasiinmaddoone [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
eeg Marsoobax. marsoobax
haasaase [m.l]
Wax la filayo in ay ka dhashaan hawl soconeysa.
haasaawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasaawee. ld haasaawin. haasaawee, haasaawin
haasaawe [m.l]
1. Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta. 2. Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.
haasaawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -waysay)
1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi. haasaawi
haasaawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld haasaawee. haasaawee
haasaawid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasow². ld haasow¹. haasow
haasaawin [m.dh]
ld haasaaweyn. haasaaweyn
a [m.dh]
(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.