aawi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Wax ururin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aawi ↴
haantaawilfid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine] (-fay, -ftay)
eeg haantaawilif². haantaawilif
haantaawilif [m.l]
Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda.
haantaawilif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.
haasaawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld haasaawee. haasaawee
haasaawid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasow². ld haasow¹. haasow
haasaawin [m.dh]
ld haasaaweyn. haasaaweyn
haawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Weel af bannaan dabayl u dhigid.
haawid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaw². haaw
jaawi [m.l]
ld jaawe.
jaawi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
aa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.
aa [mu.dhm.y]
1. ld Aad. 2. ld aydin.
aa [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu muujiyo xanuunka.