ab
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag.
ab
(Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb)A.kay ma arag: weligay ma arag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg