abashuqle
(m.l)Guux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abashuqle ↴
abashuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Abashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.
abashuqleyn [m.f.dh]
eeg abashuqlee. ld aburshuqlayn.
aburshuqle [m.l]
ld abashuqle.
aburshuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
ld abashuqlee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg