abashuqleyn
(m.f.dh)eeg abashuqlee. ld aburshuqlayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abashuqleyn ↴
abashuqle [m.l]
Guux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg