abbaanduul
(m.l)Cilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld ammaanduul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abbaanduul ↴
abbaanduule [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye-xigeenka gaas, guuto, qayb iwm ee ciidamada. ld ammaanduule.
ammaanduul [m.l] (-llo, m.dh)
ld abbaanduul.
ammaanduule [m.l]
ld abbaanduule.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg