abooto-idabbadis
(m.dh)Ayeeyo-lugdheer.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abooto-idabbadis ↴
abbaayguddoy [m.dh] (-ooyin, m.l)
Cayayaan jiriiqaaqa iyo ayaxa la bah ah oo leh madax ka weyn jirka intiisa kale iyo lix lugood oo ay labada hore dhaadheeryihiin. ld ayeeyo-lugdheer; abooto-idabbadis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg