abraarid
(m.f.dh)eeg abraar². ld abraar¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abraarid ↴
abraar [m.l]
1. Orod degegsiinyo leh oo hadba dhan loo ordo. 2. abraarid. ld abraarid.
abraar [m.l]
1. Orod degegsiinyo leh oo hadba dhan loo ordo. 2. abraarid. ld abraarid.
abraar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. 2. (f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg