adeege
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)Qof dadka u adeega.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adeege ↴
askarmaroodi [m.l]
1. Qof aan ahayn shaqaale rasmi ah oo mararka qaarkood uu adeege ka yahay isbitaal, xero militari iwm. 2. Qof askari ahaan loo adeegsan jiray mararka qaarkood miyiga wax ka qaban jiray.
badhiwale [m.l] (-ayaal, m.l/dh)
Qof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.
boy [m.l]
(booyaad, m.l/booyaal, m.l/dh) Adeege, madiidin.
wiil [m.l]
1. Inan; kuray; ilmo yar oo lab ah. 2. Adeege; madiidin; qawsaar. 3. Isha birtee-da; wil.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg