adeegid
(m.dh)

eeg adeeg².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adeegid

ummulbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysanayso u adeegid; nafaqgayn.

qabbaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
U q.: cid u adeegid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg