adeegsi
(m.l)

ld adeegsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adeegsi

adeegsasho [m.f.dh]
eeg adeegso. ld adeegsad, adeegsi.

gurran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof adeegsiga gacanta bidix ku badsada ahaansho.

isgaarsiin [m.dh]
(tegno.) Barashada iyo adeegsiga hababka gudbinta wararka, sida raadiyaha, telifoonka ama telifishanka iwm.

kalkulas-abyineed [m.dh]
(xis.) Qayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeegsigiisa. Waxa lagu dabaqaa raadinta bededka, mugagga, dhererrada xoodka ama furfurista xigsineed.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg