adeegto
(m.dh) (-ooyin, m.l)Haweenay shaqo hoosaad ka qabata guryaha, xafiisyada iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adeegto ↴
agab [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Qalabka guri, makhaayad iwm looga adeegto.
alaab [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Qalabka guriga looga adeegto. 2. Waxyaabaha qofka u gaarka ah sida sanduuqa, dhar, miis, sariir iwm. ld alaabo.
mindi [m.dh] (-iyo, m.l)
Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.
quraaqur [m.dh]
Qalabka lagu adeegto inta birta ah.
selled [m.dh] (-do, m.l)
Weel caw laga falkiyo oo midabyo badan loo yeelo oo suuqyada looga adeegto; dambiil. ld sallad².
wiciyad [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Alaabta guriga looga adeegto. ld wiiciyad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg