adeeryo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Goodirka midkiisa dheddig. ld aadeer.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adeeryo ↴
aadeer [m.dh]
eeg adeeryo. adeeryo
gaadeeryo [m.dh]
1. Dheddigga goodirka. 2. Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool. 3. Nooc carmada ka mid ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg