agan
(m.l)1. Ceel biyo badan leh; naq badan. 2. A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aan intifaac lahayn.
ku/igu dhagan*
ka hadlaya qof ama wax siiba si qosol ahaan ah. ka maadaysi. Dirisle ayaa maanta ku dhagan daawasho cusub oo Cali soo dhigay Youtube-ka. Dirisle ayaa ku dhagan daawashada aan soo dhigay kanaalkeyga.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agan ↴
taagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Wax la togay ahaansho. 2. Wax ama qof aan socon ahansho.
xagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay)
Wax la xagtay noqosho.
xagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la xagtay ahaansho.
amaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay)
ld ammaagan.
amaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld ammaagan².
ammaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay)
Wax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.
ammaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la ammaagay ahaansho. ld amaagan².
cagaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax aan kabo haysan ahaansho.
dagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
1. Wax aan foojignayn noqosho (nafley). 2. Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
ag [m.dh] (-go, m.l)
Meel inta u dhow ama hareerka kaga xeeran.