agas
(m.l)Cunto la siiyo dadka aasaya qof dhintay oo qabriga lagu dul cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agas ↴
faagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faago. ld faagad. faagad, faago
maagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maago.
xagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xago.
xagxagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagxago.
agagas [m.l]
Qof aan ka xishoon waxyaabo bulshada uu la noolyahay ceeb ula muuqda.
cagasaar [m.dh] (-ro, m.dh)
Meel la korayo ama laga degayo meelaheeda kala korreeya ee cagta la sii saarto.
dagasho [m.f.dh]
eeg dago².
fagasho [m.f.dh]
eeg fago.
feeragashi [m.l] (-iyo, m.dh)
Funaanad;garan ama shaati.
ag [m.dh] (-go, m.l)
Meel inta u dhow ama hareerka kaga xeeran.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg