agloolid
(m.f.dh)eeg aglool². ld aglool¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agloolid ↴
aglool [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Xoolaynta weel gocaya la xooleeyo. 2. Jaangooyada hore ee wax la dhisayo ama la samaynayo. 3. ld agloolid.
caanyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Harag caano ku jilcin. 2. Ma daroorsha ka dhigid, agloolid. 3. Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
aglool [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Xoolaynta weel gocaya la xooleeyo. 2. Jaangooyada hore ee wax la dhisayo ama la samaynayo. 3. ld agloolid.
aglool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
1. Weel gocaya ah xoolayn. 2. Guri dhisid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg