agoon
(m.l)(agoon/-nno, m.dh) Wiil yar oo aabihii dhintay.
agoon
(m.dh) (-omo, m.l)Gabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood dhintay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agoon ↴
yatiin [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Carruur yaryar oo aabahood dhintay; agoon.
agoomee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Ilmo agoon ka dhigid.
agoomoobid [m.f.dh]
eeg agoomow. ld agoonoobid, agoontoobid.
agoomow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.
agoonnimo [m.dh]
Agoon ahaansho.
agoonobid [m.dh]
ld agoomoobid.
agoonow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld agoomow.
agoontoobid [m.dh]
ld agoomoobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg