ajal
(m.dh)

1. ld ajalo. Dhammaadka nolosha qof. 2. ld ajalid.

ajal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)

Cid dhimashadeeda sabab u noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ajal

ajalid [m.f.dh]
eeg ajal². ld ajal¹ (2).

ajalo [m.dh]
Geeri. ld ajal¹ (1).

cajalad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab ka kooban laba qalbac oo caag ah, dhexdana ku leh mullaax dheer oo codka lagu duubo.

khajal [m.l]
Xishood; asluub; asturnaan. ld khajil¹.

khajal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Dareen naxdin iyo xishood leh muujin. ld khajil².

khajalid [m.f.dh]
eeg khajal². ld khajilaad, khajilid.

majallad [m.dh] (-do, m.l)
Wargeys ka kooban baalal badan oo aan maalin walba soo bixin.

rajal [m.dh] (-llo, m.l)
Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg