aloos
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Rabsho, dagaal iwm abuurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aloos ↴
aloosan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, santay; -smi)
Wax la aloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
aloosan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snaday)
Wax la aloosay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
aloosid [m.f.dh]
eeg aloos.
aloosmid [m.f.dh]
eeg aloosan¹.
aloosnaan [m.f.dh]
eeg aloosan². ld aloosnaansho.
aloosnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aloosnaan.
birmo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maday, -matay)
Meel dhibaato ka aloosantay si degdeg ah ugu ciidamid.
calooshi-lacayaar [m.l]
(calooshood-lacayarro, m.dh) Qof maalintaas hantidiisu sida ay tahay u dhaqma oo aan mustaqbalka ka fikirin.
calooshi-ushaqayste [m.l]
(calooshood-ushaqaystayaal, m.l) Qof loo kireysto dil, dhac, qarbudaad iwm.