alwo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-waday, -watay)Kuleyl badan dareemid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alwo ↴
xalwo [m.dh]
ld xalwad.
alwasho [m.f.dh]
eeg alwo.
balwo [m.dh]
1. Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.
halwo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-waday, -watay)
Ku h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.
khalwo [m.dh]
ld khilaawo.
qalwo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. God ciriiri ah oo buuraha iyo qararka dhexdooda ku samaysma. 2. ld qalawo. Edeg yar. 3. Dhismo yaroo wax lagu dabo. 4. ld khilaawo.
salwo [m.dh]
Nooc cayaarihii hore ka mid ah (batar).
shalwo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-waday, -watay)
Ku sh.: meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg