ammaano
(m.dh)1. Wax cid loo dhiibto si ay u xafiddo. 2. Kalsooni cid lagu qabo; aamminaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaano ↴
faan [m.l]
Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.
ammaanaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof ammaano u dhiibid.
ammaanayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Ka a.: wax ammaano ahaan cid uga qaadasho. 2. Ku a.: cid ammaano u dhiibasho.
ammaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ku a.: cid ammaano u dhiibasho.
dammaano [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
ld dammiino.
dhaaf [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid. 2. (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn. 3. (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
faanfaan [m.l]
1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld faan- faanid.
faanfaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.
gaarsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Ammaano meel loo rabo geyn. 2. Cid meel geyn. 3. Wax, cid si habboon ugu qaybin.
ammaa [Falkaab | Adverb]
Mindhaa.