ammiir
(m.l) (-rro, m.dh)

Taliye; madax qoon; suldaan. ld amiir² (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammiir

amiir [m.l]
1. Waxaruhu marka ay ka go'aan naaska hooyadood oo ay gooni u daaqaan; aaran. 2. ld ammiir.

amiirnimo [m.dh]
ld ammiirnimo.

ammiirnimo [m.dh]
Ammiir ahaansho. ld amiirnimo.

caanammiir [m.l]
Qalab caanaha lagu miiro.

dhoobammiir [m.l] (-rro, m.dh)
Wax biyaha dhoobada lagaga miiro.

dhoobammiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhoobo ka miirid (biyo).

dhoobammiirad [m.l]
ld dhoobammiirasho.

dhoobammiirasho [m.f.dh]
eeg dhoobammiiro. ld dhoobammirad.

dhoobammiirid [m.f.dh]
eeg dhoobammiir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg