ammin
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)Goor; waqti. ld immin.
ammin
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)(nax.) Qaab faleedyo gaar ah oo waafaqsan amminka falka la sameeynayo sida “timaaddo”, “tagto” iyo “joogto” iyadoo laga ambaqaadayo waqtiga la soo saarayo hawraarta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammin ↴
haatan [Falkaab | Adverb]
Hadda tan la joogo; amminka, hadda. amminka, hadda
maangalnimo [m.dh]
(fals.) Aragti falsafadeed oo amminsan in maanku ama caqligu uu yahay shuruudda ugu muhimsan wax garasho kasta.
aammin [m.l]
1. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel).
aammin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Cid kalsooni ku qabid. 2. Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugu dhiibasho.
aamminaad [m.dh]
ld aamminid.
aamminbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Ka aa.: qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.
aamminbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aamminbax.
aammindarreysad [m.l]
ld aammindarreysasho.
aammindarreysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld aammindarreysad, aammindarreysi.
aammindarreysi [m.l]
ld aammindarreysasho.