aragxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)1. Nafley ay jirro, macluul iwm ka muuqdaan ahaansho. 2. Nafley aan indhaha si fiican wax uga arkeyn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aragxun ↴
aragxumaan [m.f.dh]
eeg aragxun. ld aragxumaansho, aragxumi, aragxumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg