corad
(m.l) (-dyo, m.dh)

ld curad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh corad

curad [m.l] (-ddo, m.dh)
Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.

curad [m.dh] (-do, m.l)
Gabarta ugu hooreysa ee qof u dhalata. 2. Neef xoolo ah oo da'ama ka badan dhalay. ld corad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg