cubcub
(m.l)

1. Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge. 2. Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga cararaan. 3. Derin cusub oo aan weli la kala jeexin. 4. ld cubcubid. ld cucub¹.

cubcub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Maqaar xoolaad, dhisan caws ka buuxin. ld cucub².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cubcub

cubcuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Maqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban.

cubcubid [m.f.dh]
eeg cubcub². ld cubcub¹ (4), cucubid.

cubcubnaan [m.f.dh]
eeg cubcuban. ld cubcubnaansho,cucubnaan,cucubnaan-sho.

cubcubnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cubcubnaan.

cucub [m.l]
ld cubcub¹.

cucub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld cubcub².

cucuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld cubcuban.

cucubid [m.dh]
ld cubcubid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg