daadin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg daadi. ld daadis. daadi, daadis

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadin

daadis [m.l]
ld daadin. daadin

bahardaadin [m.f.dh]
eeg bahardaadi.

balqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin. 2. Is b.: wax suuxsan iska dhigid.

butaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dareere meel ay ku jireen ka daadin. 2. Biyo fataahin.

cadaadin [m.f.dh]
eeg cadaadi. ld cadaadis¹ (3).

darroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Biyo meel sare fadhiya ka daadin.

diliq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lqay, -liqday)
Ilmo yar oo dad hanjaleelo daadin.

fatah [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-hay, -hday; -tihi)
1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadin. 2. (f.mg) Ku f.: cid si xisaab la'aan ah wax u siin. 3. (f.mg) Biyo meel ku faafid.

fiid-dhacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Geed ubax daadin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg