daadsanaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg daadsan. ld daad-sanaansho. daadsan, daad-sanaansho
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadsanaan ↴
daadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daadsanaan. daadsanaan
bahardaac [m.l]
Fadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel looga kaco.
bahardaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
bahardaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Is b.: si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
baradhacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si kala daadsanaan ah u fariisasho (qof).
cadaadsanaan [m.f.dh]
eeg cadaadsan. ld cadaadsanaansho.
cadaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cadaadsanaan.
candhaaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).
gedaadsanaan [m.f.dh]
ld gadoodsanaa.