daandaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-sady, -satay)Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daandaanso ↴
daandaansasho [m.f.dh]
eeg daandaanso. ld daandaansad, daandaansi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg