dabax
(m.l)ld daabax¹.
dabax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)ld daabax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabax ↴
daabax [m.l]
1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax. daabaxid, dabaax, dabax, dibaax, dubaax
daabax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax². dabaax, dabax
dabaxad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Naag hurudda farxumayn.
dabaxadid [m.f.dh]
eeg dabaxad.
dabaxaw [m.dh]
Cudur calooleed leh shuban xad dhaaf ah.
dabaxir [m.l]
Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.
dabaxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.
dabaxiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirsan ahaansho.