dabbaalin
(m.dh)ld dabaalin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbaalin ↴
dabaalin [m.f.dh]
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
dabbaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.
dabbaal [m.dh]
ld dabaal.
dabbaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg