dabci
(m.l)Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.
dabci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld debci².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabci ↴
caaddifi [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-fiin, m.dh)
1. C. ah: qof si fudud iyo ka fiirsasho la'aan wax ku xalliya. 2. Dabci dadka qaarkii yeesho oo ah fudayd iyo ka fiirsi la'aan wax lagu xalliyo.
alab [m.l]
Ged; caado; dabci.
dabcid [m.dh]
ld debcid.
dabcin [m.dh]
ld debcin.
dabeec [m.l]
1. ld dabci¹. 2. Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo saaxiib ah.
dabeecad [m.dh]
1. ld dabci (1). 2. Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray dunida guudkeeda oo dhan.
dabeeco [m.dh]
ld dabci¹.
dabiicad [m.dh]
ld dabci¹.
dab [m.l] (-bab, m.l)
1. Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada. 2. Hub. 3. Danab. ld deb.
dab [m.dh]
Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.
dab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho. 2. Timo soohid. 3. Il muddo yar isku hayn.