dabraac
(m.l)1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya. 2. ld dabraacid.
dabraac
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
dabraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabraac ↴
dabraacid [m.f.dh]
eeg dabraac³. ld dabraac¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg