dabree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -raysay)

Ku d.: cid hore loogu duulay ku rogaal celin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabree

dabrayn [m.f.dh]
eeg dabree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg