dabro
(m.dh)1. Geed nagaar dhulka ku faalada, laamo dhuudhuuban oo jilicsan leh, xooluhu daaqaan oo dooxooyinka ka baxa. 2. (-ooyin, m.l) Weerar rogaal celis ah.
dabro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-raday, -ratay)Awr iwm dabar ku xirasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabro ↴
dabrasho [m.f.dh]
eeg dabro².
dab [m.l] (-bab, m.l)
1. Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada. 2. Hub. 3. Danab. ld deb.
dab [m.dh]
Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.
dab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho. 2. Timo soohid. 3. Il muddo yar isku hayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg