dillaacsasho
(m.f.dh)eeg diillaacso. ld diillaacsad, diilaacsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dillaacsasho ↴
baaldillaacsasho [m.f.dh]
eeg baaldillaacso. ld baaldillaacsad, baaldillaacsi.
dhambalo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-ashay, -alatay)
1. (f.g) Wax si dherer ah u kala dillaacsasho. 2. (f.g) Galley hal mar ku shiidasho. 3. (f.mg) Ka dh.: maanso cid ka dheegasho.
dillaacsad [m.l]
ld dillaacsasho.
doobbadillaacsasho [m.f.dh]
eeg doobba-dillaacso. ld doobbadillaacsad, doobba- dillaacsi.
doobdillaacsasho [m.l]
eeg doobdillaacso. ld doobdillaacsad, doobdillaacsi.
fullaacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax, wax kale ka dillaacsasho.
gulguladillaacsasho [m.f.dh]
eeg gulgula-dillaacso. ld gulguladillaacsad.
indhadillaacsasho [m.f.dh]
eeg indhadillaacso. ld indhadillaacsad.
jeexo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-xday, -xatay)
Wax cad ka dillaacsasho (maro, qare, maqaar iwm).