dufni
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax dufan marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dufni ↴
dufnin [m.f.dh]
eeg dufni.
duf [m.dh]
1. D. ah: wax rifan, wax calal ah. 2. D. ah: dulli. 3. D. iyo dooriso!: hoog!; ba'!.
duf [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-faf, m.l)
1. Dhogor badan oo is-haysata. 2. Wax dhogor leh. 3. Mayrax la jilciyey oo la feeray. 4. Shukumaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg