duxis
(m.l)ld duxin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duxis ↴
duxin [m.f.dh]
eeg duxi². ld duxis.
dux [m.dh]
Dufan, dheef, shux.
dux [m.l] (-yo, m.dh)
(baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.
dux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Laf iwm dufan dibadda u soo saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg