fadhin
(m.dh)ld fadhiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadhin ↴
dulfadhin [m.dh]
ld dulfadhiyid.
fadhiyid [m.dh]
eeg fadhi². ld fadhi¹, fadhin.
jalabbute [m.l]
1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo. 3. Ciyaar socod iyo boodbood leh.
suusuc [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg