faduuli
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.
faduuli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid faduul ku samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faduuli ↴
daandaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-sady, -satay)
Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
faduulin [m.f.dh]
eeg faduuli². ld faduulis.
faduulis [m.l]
ld faduulin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg