fahmad
(m.dh)ld fahmo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahmad ↴
damiin [m.l] (-nno, m.dh)
Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
fahmaddaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.
fahmaddarnaan [m.f.dh]
eeg fahmaddaran. ld fahmaddarnaansho.
fahmaddarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fahmaddar- naan.
fahmaddarro [m.dh]
Xanuun aan weynayn.
fahmo [m.dh]
1. Garashada si sahlan wax loo garto. 2. Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.
habbiso [m.dh]
Culays mar mar dadka fuula oo fahmada iyo waxqabadka ka qaada.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg