fahmajab
(m.l)Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.
fahmajab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay; -jebi)Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahmajab ↴
fahmajebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid fahmajab ku ridid.
fahmajebid [m.f.dh]
eeg fahmajab².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg