fajaasid
(m.f.dh)eeg fajaas². ld fajaas¹ (2), fujaas¹, fujaasid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fajaasid ↴
fajaas [m.l]
1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.
fujaasid [m.dh]
ld fajaasid.
fajaas [m.l]
1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.
fajaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg