falfalxumaan
(m.f.dh)eeg falfalxun. ld falfalxumaansho, falfalxumi, falfalxumo (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falfalxumaan ↴
falfalxumi [m.dh]
ld falfalxumaan.
falfalxumo [m.dh]
1. Dhaqan xun oo dadku yeesho. 2. ld falfalxumaan.
falxumaan [m.f.dh]
ld falfalxumaan.
falxumaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld falfalxumaan.
falxumi [m.dh]
ld falfalxumaan.
falxumo [m.dh]
ld falfalxumaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg